inan yahay warkii iyo waanadii
wacadkaan lahayn
nin wadaa hooge
waa kala wadee
yaa waalanoo
kala weeciyee
wax la saarayaa

wa yaqiinka
waa wadkayge
weyne eebow
wiiqmay maantee
ha igu wacad furin

sida oday walaal
wehel kale aan heyn
wiilkuu lahaa
cadaw waran ku dilay
warisay adaan
weer kuu xidhoo
wakhtigaa i hayee
waayahaa i baday

walanaha asalkiyo
waxyaha dhamaan
intaa waayiraan
ku wareegsantee
sidaad ii wadaan
webi igu ridoo
igu eersatee
waa waxaad heshaan

Exit mobile version