VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hooyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar Shooli
Hooyo

“Hooyo
Kama daashid hooyooy
Hawl qabashadeenoo
Noo heegan baad tahay
masuul.com
Intaa noo hinqanayoo
Noo hura nafteedoo
Halistiyo dhibaatada
Ayaad naga horjoogtaa
Waad himila wacantoo
Waxaad noo haminaysaa
Waa horumarkeenee
Ilaah hodon hakaa dhigo
Haddimada hakaa duwo
Hoygaa jannada noqoy.
Hooyooy xannaanada
Haggarli’i waxqabashada
Tii loo hibeeyoo
Hidda abab u yeeshaay
Ma huraan ayaad tahay.
Noolohoo haraad qaba
Muddo roobkii aan helin
Habsadeen abaaruhu
Oo baad la haynoo
Maatadii hareenoo
Gooray habeentahay
masuul.com
Dhool soo hilaacoo
Loo wadda hamoodoo
Hawadii udgoonkiyo
Saxan saxadu haadoo
Dhibcihiisii hoorshaa
Hooyooy sidiisaa
Uunku kuu hilloobaa.

codkii Omar Shooli