VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafyahay wadaadiyo - Lyrics

nafyahay wadaadiyo waligiii la sheegaba waydiiyay cudurka ku walaacinaayee anigana wax sheegiyo iga diiday waanee wacdi kaala quustee waayhay ku daayee wadadeed maraysaa hadii aan ku waayana walaalo isu maqanoo walioodba kala hela warka aynu noqonee waan kula wadaagaa waxyeelada ku gaadhee wehelkaygiibaad tahay wadnaha lagu abuuree wadeecada aduunkaan warmo kaaga celiyaa wadka kaama hayn karo waqtioo ku maagee
Queue is empty
-- / --