VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo jiirada baas - Lyrics

naf jacayl galay joogi waydayoo waxay jamataba la hor joogee sidan jeel qabo jiman dhuubtoo mee jirkaygee sow hirada baas sow jirada baas jidlo maro ma le jalaalada iyo jeelmislkaygii aan u jiifaay jaarku yaabayee jaahwareeroo hadba jimicsiga laabta jiidayee sow jirada baas sow jirada baas jid la maro male hab cagaaglaan juume dhaxameed u jarmaado jayne kululee qardo jeexiyo jeexyo bahalaan soo jibaaxaye sow jirada baas sow jirada baas jid la maro ma le
Queue is empty
-- / --