VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taar udira taan jeclaa - Lyrics

Tacliintii aa baranaayay iyo Buuugii tuurayoo Tumatidii jacaylka Wadnaha la ii turqee Tabiya oo Taar udira taan jeclaay Waxaa tiraahdaan Waa tan iyo toolanyahee Tabtiiq isku waashaan Ahoo taaganee Nimaan tamar lahayn Baan ahoow toobsadee Tabiya oo tabiya oo Taar udira taan jeclaay Waa idin tuukayaayee Ayaa la iga taginoo Tolaydada eeg iyo waxaan tabanaayoo Ila tagtee ila tagtee Taar udria taan jeclaa Waxaa tiraahdaan Waa tan iyo toolanyahee
Queue is empty
-- / --