VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacad - Lyrics

Wacad aaminkeenii Waxaan meelba dhiganoo Ku qornay waraaqaha Ubax wadda jirkeeniyo Inan kalaba weecanoo Wehel iisku noqonaa Wanaag iyo Kalgacal Aan nolal wadaagnoo Hooyna waddaa degnoo Oo ubad wanaagsan Waynaheen nasiiyaa. Dantii walli ma gaarin Waxbaa naga dhantaalan Waagii baryaabaa Walaac iigu beeree Hadal waan ku daalaye Wakhtigee dhamaynaa Adoo walli dhalaanoo Oo waaya arag noqon Markii aad la wahantay Waxyeeladiisa cashaqa Wajigana isiin karin Xishood aa wadiis Welwel muhashadaadii Waaciidsi doontoo Waday noo afceliyey Waataan gallada kuugalay Mahadsanidiin dhegaystayaal iyo maamulayaal
Queue is empty
-- / --