VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaac - Lyrics

Walaac masuul.com Kol-Haddeey waxgaradkii Waaya araga dunidiyo Dhakhaatiirta waaweyn Cudurkaan I wiiqoo Iga guraya waahyaha Dawadiisii waayeen Ama kaakba weeyee Waxaan horayba loo baran Bulsha wayntu qaadanoo Wakhtigaa abuuree. Anna waan hamoodoo Waan hilmaami waayoo Gabal dhiciyo waabari Walwal iyo dhibkeediyo Walaaceeda kama tagoo. Waa mid igu dhex nooloo Aan wadartu aragoo Waxay guri ku leedahay Bartamahaa wadnahiyo Hawl wadeenka maankoo Arrin waxaan gorfeeyaba Waansiga jacayleed Talla waxaan ku gaaraa masuul.com Innaan guur wadaagnoo Wehelkaygii noqotee.
Queue is empty
-- / --