Heesta Carada - Lyrics
Caradaayna waa
Kasoo cararnee
X2
Cidlo aan jognaaye
Ciilaa nadilee x2
Cimri dhamaaday
Ceeb malagu sag-
Ootiyee casiisoow
Ciladaanay naga
Caymiyeeee x2
Cilmigii allana waa
Lagu caasiyee cirole
Iyo caruurna waa la
Ciseen waayee x2