Heesta Habeenkii ciida marwadey - Lyrics
mugdiga habeena
musbaaxi noqotaye
misilkaa ma lehe
meel kasta la jooge
maanta waa kugu hayaa
ma iloobin le maalintii
macii male midkoo
noo ahaaye
makiyaasamo marwadeyhe
ilmahayga maamadooda
muunad u yeela
masoolooyin badan
kuugu micneyn laha
intii aan booda
maqki mayside
meel aan ku mabsudaye
oon aan minaykaga ahayn
maadadayda maqale
adaa midkay ku tale