Murugaaa
Ihaaysee macaaneey murugaa
Ihaaysee macaaneey
Miirkeeygii
majoogee macaaneey miirkeeygii
Majoogo maalmahaanee
Midigteey qaboo ii maciinee
Murugadaan ihaayso iiga dhowree
Mininkiin agtiisaan maraayee
Maalin walooba (Kashaato) waa soo maraayee
Muuqaaga, Muuqaagee
Muuqaa maxaa leega hoodii
——— ———
Maalintii
Miriqdaa aan waayoo maalintti
Abaay miriqdaa aan waayee
Mahergaloo
Meeshoo maseexdee mahergalee
Ani meeshoo maseexdee
Malableey ii soo maciinee
Maskaxdeey adaa maamulaayee
Mininkiin agtiisaan maraayee
Maalin walooba (Kashaato) waa soo maraayee
Muuqaaga, Muuqaagee
Muuqaa maxaa leega hoodee

Lyrics by:  Hage

Exit mobile version