Heesta Wadankiis - Lyrics
In kastoo laguu wax-
Yoodee ama wasakh-
Diyo war xuman tashiil
Weerta kaa waabiyaan
X2
Wadiiqada toosin
Waysee wadooyinka
Kala wareeraan waa
Wareey yaan lagaa
Wadin waabtii ku
Dhalatee x2
Wadankiis ninkii ka
Tagee wehelkiis ka
Dheeraadee mahuro
Walbahaar madeeyee
X2
Wadnahoo lakala
Waaxee wixii kujirana
War laga haynee ala
Wanagsanaan lahayd
Baa x2