VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barbar - Lyrics

anoo u jiifa qurqur jacayl ku xiray sarsar intuu i galiyay dar dar ayuu ii tuuray bar bar dhiigana ma u raacay farfar intuu soo celiyay car car qalbiga ma hantiyay oo oo caashaqu ma iqaaday kor kor heleey heleey heleeyo nacab yaanu samaynin fur fur caashaqa ka badbaadi bur bur jacaylka waraabi dur dur heleeyo heleeyo heleey wahabka ka ilaali war war warkayguna gaadhin yar yar wixii dibindaabyo wada dar dar heleey heleeyo heleey amaanta kalgacayl qor qor fariimaha jacayl dir dir xumaanta qalbigeeda tir tir ubaxaan qaboo xir xir albaabka gurigeeda sur sur laamaha rucubta rux rux waxaan ku fikiray miraha geedka ku yaala gur gur heleey heleey heleeyo nacab yaanu samaynin fur fur caashaqa ka badbaadi bur bur jacaylka waraabi dur dur heleeyo heleeyo heleey wahabka ka ilaali war war warkayguna gaadhin yar yar wixii dibindaabyo wada dar dar heleey heleeyo heleey
Queue is empty
-- / --