VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calool xumo jaceyl - Lyrics

naftaydaay ha caban ha calool xumaan ha is badin caloolyow adigoon u cadhoon waqtiga ha is ciilin waligaa cidlo weheshi ha is badin waxaan CAADIL kuu qorin ha culanin gaawaha cisho inaad aduunyada farxad aad ku ciidoo ku cawayso nolol wacaneey
Queue is empty
-- / --