Heesta Catawla - Lyrics
anoo ku caasahaqoo wehela
si aan kuu calmado garan la
kalgacayl igu ciiroo bixila
adaa cadradyahay iituri laa
anoo curub yahay kujecelna
adiga kuu cawdo garan la
dumar kaaga caagoo
adaa icadibooo ii nixi laa
hadeer kujaree catawla
ciiltira ku nastee calala
cosob baan ubixi dagee hadafla
wakaa caalamkii samir la
anoo ku cataboo kujari la
cishqigu igu taranoo libin laab
cindiga kugu qoray kaa tiri la a
adaa cadrad yahy iibixi la a
anoo curub yahay ka hadhi la
cad goosay dookhii hafeefla
cidlaysay naftoo xusuus la
adaa nabsi eersado casuus la
hadeer kujaree catawla
ciiltira ku nastee calala
cosob baan udhixidagee hadafla
wakaa caalamkii samir la
hooy hooy hooy
wakaa caalamkiiyeee samir la