VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhan dheh - Lyrics

dhan dhan dhan dheh hoo caashaqa dhan dheh dhig dhig dhig dheh wadnaha dhiniciisa dhig dheh hoo meel dhawrsan dhig dheh dheemaniyo luuleey dhibic roob xareedeey dhabi baxay la moodyeey dhaayahaad u roontay dhab dhab dhab dheh hoo midigtayda dhab dheh hoo dhexdayda dhab dheh dhis dhis dhis dheh dhigtiyo udubkiisa dhis dheh hoo dayrkiisa dhis dheh
Queue is empty
-- / --