VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheyda caanaha - Lyrics

naf dhab dhab kuu jecel dheeldheel ha umalayn ka dhawr dhawr dhibaatado ha dhibine dhibine dhaqaalee adoon is dhooh dhoohin intaad dhaab dhaabto ha dhaawac dhaawicine kaalayoo dhool dhooli mar dhiiri dhiiri gali mar dheef dheefsii mar dhan dhansii dhay dhayda caanaha qof dhaar dhaar kuu maray dhayal dhalayal ha moodine ku dhaw dhawee qalbigoo ha dhigin dhigine dhagaysoo adoon is dhaan dhaamin intaad dheeg dheegto ha dhalec dhaleecayni kaalayoo dheel dheelsii
Queue is empty
-- / --