VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Digdam - Lyrics

dig dam oheey digdam adigaa dagayoo naftaydadii dabree oheey digdam qalbigaad dirataa daalaa dhacayee macaan dig dam adigaa dagayoo naftaydii dabree oheey dig dam wadno kuu damqadoo dareen gaara qaba dadba kaa xigsadee dig dam daab iyo xariireey dig dam dumar taaan ka doortaay aan wada dakayne digdam kaalay ila damaashaad mudaan ku dikriyaya inaan darisnee oheey digdam dabiibta naftaad digtoor u tahee macaan dig dam caqligaad duwata doc kaleeto nacoo adi kuu dardhadee dig dam
Queue is empty
-- / --