VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Huuno maasha allah - Lyrics

muxibiyo kalhacayl aan la miiri karin igu miistaye huuni mcha allah mar hadaan ku helay mataano nahay mahad eebo weeyo yakhi maasha allah kala maarmi mayne insha allah kala maqnaani mayne insha allah manadiyo marxabo aan la malayn karayn igu miistaye huuno mansha allah markii aan ku helay mugdigii ka baxay macaan mansha allah kala maarmi mayne insha allah kala maqnaani mayne insha allah matantaydiyee macaan midabsane midnimada adkee
Queue is empty
-- / --