VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idheh - Lyrics

indhahaa aragaaga doonoo iftiin ka hela agtaade aayaha noloshaydu waa adi adaan kaligaa ku aaminay illaahii ku uumaa ii kaa abuuroo imtixaan iigu filanee in yaroon adiga ku waayoo ii imoo agtayda joogo i dheh erayadaadii macaanaa adaa aramida jacaylka naftayda la soo abaaroo ayaamahan oontii diidoo irdhoobay awgaa ilmeeyay
Queue is empty
-- / --