lame wataa kulati ahaa
jaale loome atuu kataa ahaa
wate kambura haji misa
lahundashe kotshande kodsi la
labadii isjeclaadow
daacad isku ahaado
dantooda mideeyaa
dawadii qalbigayga
dalkii markaan kugeyeo
buurta daalo ku saaro
xeebta liido dabaaloo
soo dakee ku yidhaahda
oneke yatiro dawo unikiya
kalbinto sibiro dalo guba
fulitina galina garsiibiya
bahara nido guboo shashana
dawada qalbigeeeee
dabiibka sidaaaay
deeqda kaliyeeee
daa im ka baryaaay
xidigtii darajada
loogu deeqaay
dawlad calanlaay
lame wataa kulati ahaa
jaale loome atuu kataa ahaa
wate kambura haji misa
lahundashe kotshande kodsi la
yaa daafe fadhiindhiyaa
qalbintun si beeraa
wajin olee bulaaa
gal gaala ganaanba
yaaniin yanaal kamaa
toobkoo walii galaa
adaan ku doortaye
baby idaadaheee
mar dawooy idaweee
mar darenka jaceyl
bal daryeel adigaa
degay maanka dadaala
naftan daalan ee dayeysan
dartaa lunsan
xubi ku doorshaay
ku dadaal dheee
adaan ku doortaye
baby idaadaheee
yaa daafe fadhiindhiyaa
qalbintun si beeraa
wajin olee bulaaa
gal gaala ganaanba
yaaniin yanaal kamaa
toobkoo walii galaa
lame wataa kulati ahaa
jaale loome atuu kataa ahaa
wate kambura haji misa
lahundashe kotshande kodsi la
dawadii naftaydaay
baladweyn ku dalxiiso
baydhabo ku dakee dhe
muqdishoo ku dawaafo
xeebta liido dabaalo
adaan ku dortayee
qalbii idaadahee

Exit mobile version