VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka waraabi - Lyrics

walbahaaro jaceyl ka yar waabtay ka walaacoo misan ku waydiiyey dadkii waxsan sheegyee bal walaalooy jaceylka iwaraabi waafi weeyoo xubigu waafi weeyee mana wiiqmo kalgacal wiiqmi maayee wakan qaadoo waanadu yay ku dhaafin wadnahayga ku daga weerahayga wadaamihii kalgacal waan dhuraaayeee waqal horaay wacadku ha adkaadoo ka warasyto ka wareysto dadkii waxsan sheegyee bal walaalooy jaceylka iwaraabi weehan waayoo jaceyl ka yar weecday ka warkeenoo misana uweydoobay ka wal walay inaan ku yar waaayeee bal walaalooy jaceylka waraabi waxtar weeyoo xubigu waxtar weeye haku waaro caashqu wayrax dayoooo wakhtigu yukuciilin wacantay daay waayaha ila eegoo wadaamihii kalgacal waan dhuraaayeee waqal horaay wacadku ha adkaadoo ka warasyto ka wareysto dadkii waxsan sheegyee bal walaalooy jaceylka iwaraabi
Queue is empty
-- / --