VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kafeeya - Lyrics

kadeedka aduunyadiyo kurbaha waayaha la nool ni raga dumar kaboo ka saara kacaa kufkee kal hore geedigaan raraa ku faray karin lama dagee ka raystay nitaaqadiiyo ku faanay kolkaan ku helayee kafeeyaay kawsareey marwada koonkaba jirtaay ka saar adiguna qalbiga mid kaloon kula gaarsada kalsoonida tii dhistee caashaqa igu koobtayee mudaan kalinimo socdoo kifaaxay kolkaan ku helay kartidu waa gobonimee KARIIMKII ku uumaybaa karaama ku saarayoo adiga kali kaaga dhigayee
Queue is empty
-- / --