VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruux cidla ah - Lyrics

hadaan cirka roob ka di'in miyuu cosobkuba baxaa miyey ceeryaamo dhalin caleemo dhalaal qurxoon haduu kugu raago ciil calaalacalma kuugu dawaa cabasho miyey wax tari hadaad tahay ruux cadiban intuu cimrigaagu jiru hadaan caqligaagu jiran miyey ciradaadu qarin inad tahay ruux cidlo ah hadana ruux cadiban hadaan cidlo wehel ahayn miyey cabsi laga baxaa muxuu ruux ciil qaban caloosha muxuu ka tabi hadaad ciilkaba korayn caloolyow maa kuu danbaa cuqdadu miyey wax tari hadaad tahay caano daas
Queue is empty
-- / --