VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saamiya - Lyrics

masoo koobi karo amantaada miiisaan masaari karo ruux kulamido kula meel dhigo koonkaba majoogi karo saamiyaay majoogi karo kama maarmi karo mele kale kama aadi karo makaro ma odhan karo wax kastoon kuu keeni karo kalama soo daahi karo adaa ila kobcin kara xubiga sii kordhin kara kalgacal iwaraabin kara kashayda ilaalin kara adaa ila keeni karaa masii qeexi karo amaantaada marnaba masaafi karo qofkuu qalmoo kugu qiyasi akro qarnigan ma joogi karo saamiyaay ma joogi karo dhibka kuguma eegi karo kurbo kuuma quuri karo kolnaba kuma odhan karo inkastoon ka kaafi karo kaagama sii jeedsan karo adaa ila kobcin kara xubiga sii kordhin kara kalgacal iwarabin kara kashayda ilaalin kara adaa ila keenin kara
Queue is empty
-- / --