VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahra kaamil - Lyrics

sahra kaamileey sahra kaamileey kadisbaad jaceyl iiga keensatee sow nigan kalgacal durba kuula baxay kunjeer buu afkii magac kuu baxshee sownigan kor dahab misna kuugu daray siday kayd yihiin kolba erey qurxoon waanigan kaabaay sahra kaamilay kaaga milay xiiskee kaaha waabaraay amaan koobsataay anaa kasaay kowkan kuugu jecel kalsoonaad naftii ku abuurtaye sowtan kashii kalmadaada jecel korkaad saarantahoo karaaaysan tahee sownigan kufkaa kaligaa ku jecel siday kayd yihiin kolba erey qurxoon wanigan kaabaay sahra kaamilay kaaga milay xiskee kaaha waabaraay amaan koobsatee anaa kaasaay koonka kuugu jecel
Queue is empty
-- / --