VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xidigtii xamareey - Lyrics

Xarfaha magaceeda Xabadka laabtayda Yartaan ku xardhaay Xidigtii xamaree Xaawalayda dhamaan Midaan ka xushaay Xuural cayntii aduunkaay Xidigtii xamaree Xaashee xubnaheeda Xayaadka laah Dhabankeeda xaada le xayaaka laah Yaa xabiibti xayaati Xayaaka laah Anaa xubak amuut fiika xayaaka laah Jacayl xadka dhaafay Xiskiyo maankayga Midii xukuntaay Xidigtii xamaree Xulkii dumarkeen Haween ka xushaay Xiska taan ku hayaay Xidigtii xamaree
Queue is empty
-- / --