VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xidigtii xamarey - Lyrics

xarfaha magaceeda xabadka laabtaydaa midaan ku xardhaay xidigtii xamareey xidigtii xamareey waxaa ku xadreeya dhamaan xubnahayga xubiga dagay maanka xidigii bariyoow xidigii bariyoow xawalayda dhamaan midaan ka xushaay xuural caynta aduunkay xidigtii xamareey xidigtii xamareey xiskaan ku ilaawin afkaa ku xadee xuskiyo magacaaga xidigii bariyoow xidigii bariyoow xaashee xubnaheeda xayaakallaah dhabankeeda xaada le xayaakallaah ya xabiibti xayaati xayaakallaah ana xubak muun fiik xayaakallaah xaashe nolosheena xayaakallaah dhankaaga ka xooji xayaakallaah yaa xabiibi xayaati xayaakallaah ana xubak muun fiik xayaakallaah jacayl xadka dhaafay xiskiyo maankayga yartii xukun taay xidigtii xamareey xidigtii xamareey xiisaha kalgacaylka waxaa xalabeeya dareen xadka dhaafay xidigii bariyoow xidigii bariyoow xulkii dumarkee haween ka xushaay xiska taan ku hayaay xidigtii xamareey xidigtii xamareey adaa u xilsaaran haduu xadhkaha goosto inaad xakamayso xidigii bariyoow xidigii bariyoow xaashee xubnaheeda xayaakallaah dhabankeeda xaada le xayaakallaah ya xabiibti xayaati xayaakallaah ana xubak muun fiik xayaakallaah xaashe nolosheena xayaakallaah dhankaaga ka xooji xayaakallaah yaa xabiibi xayaati xayaakallaah ana xubak muun fiik xayaakallaah
Queue is empty
-- / --