xarfaha magaceeda
xabadka laabtaydaa
midaan ku xardhaay
xidigtii xamareey
xidigtii xamareey
waxaa ku xadreeya
dhamaan xubnahayga
xubiga dagay maanka
xidigii bariyoow
xidigii bariyoow
xawalayda dhamaan
midaan ka xushaay
xuural caynta aduunkay
xidigtii xamareey
xidigtii xamareey
xiskaan ku ilaawin
afkaa ku xadee
xuskiyo magacaaga
xidigii bariyoow
xidigii bariyoow
xaashee xubnaheeda
xayaakallaah
dhabankeeda xaada le
xayaakallaah
ya xabiibti xayaati
xayaakallaah
ana xubak muun fiik
xayaakallaah
xaashe nolosheena
xayaakallaah
dhankaaga ka xooji
xayaakallaah
yaa xabiibi xayaati
xayaakallaah
ana xubak muun fiik
xayaakallaah

jacayl xadka dhaafay
xiskiyo maankayga
yartii xukun taay
xidigtii xamareey
xidigtii xamareey
xiisaha kalgacaylka
waxaa xalabeeya
dareen xadka dhaafay
xidigii bariyoow
xidigii bariyoow
xulkii dumarkee
haween ka xushaay
xiska taan ku hayaay
xidigtii xamareey
xidigtii xamareey
adaa u xilsaaran
haduu xadhkaha goosto
inaad xakamayso
xidigii bariyoow
xidigii bariyoow
xaashee xubnaheeda
xayaakallaah
dhabankeeda xaada le
xayaakallaah
ya xabiibti xayaati
xayaakallaah
ana xubak muun fiik
xayaakallaah
xaashe nolosheena
xayaakallaah
dhankaaga ka xooji
xayaakallaah
yaa xabiibi xayaati
xayaakallaah
ana xubak muun fiik
xayaakallaah

Exit mobile version