VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xiisaha reenka - Lyrics

xariiryahay maanka xadaysa maxaan la xadreeyay xasuusoo laxaad kacay xiisaha reenka dareen i xulaa xarko goostay xiskaygiyo maanka xanteeyay adaa ku xardhoo xabadkayga xoraystay xabiibii bogayga naftaydan xabiibi xad dhaafka jacayl xididaystay la xiiqsan xagaaga usii xusul duuban xalkeedu xil weeyi ku saaran kal xaadhan xishood iyo haybad xanaano xaqdhawrka edaabta yartaan ku xushaay ha i xuurin sidii xuural cayn xaragoota maxaan xanxantooday xadreeyay xasilay markaan xubnahaaga ku xaday deymo xishood leh
Queue is empty
-- / --