VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xurmo - Lyrics

markaad xurmooy dhaqaaqday xaadiyo jidhkaa i xadreeyay xubnahoo idilba dubaaxshay xabiibi markaan ku eegay xagaaga markaan jaleecay xiskiyo maankayga qaaday jacaylka wadnaha xuf siiyay xagaaga ii soo darbeeyay xubnaha dhiigayga raacay xabiibi adaa igu beeray markaad xubiga ila qaaday xalkiisa markaad ishaartay xanaano naftaa dareentay xayaati markaan ku doortay xarfaha cishqiga rumoobay xawaare kashaa bogsootay
Queue is empty
-- / --