Heesta Aadmigu - Lyrics
Haday ba qurux jirto
Lagu qaayibo dumar
Maan qooraansiga
Gayaan talaaba
Qadisteedana qorta
Lala jaleeco x2
Adigaa qadroy qum-
Anaantiyo aslubtana
Qaadir kuu dhameyoo
Qancisaye naftaydii
X2
Waa qaali cashaquye
Quluubtii wada jirta
Gaaraya qiimahiisee
Quwee dhankaagee
Nuurkay indhuhu
Qabteenoo qalbiguna
Uqashuucayee qiiro
Ayaad igalisayoo
Qisadii nabi yusuf
Iyo qarni tagay xas-
Uustii x2
Adigaa qadroy qum-
Anaantiyo aslubtana
Qaadir kuu dhameyoo
Qancisaye naftaydii
X2