Heesta Aduunya - Lyrics
Cadadoo iftiintiyo inan
Yahay cir jiidhaha rabig-
Een carshiga dhigay
X2
Cishadii la'uumiyo
Cawan lakala garan
Waligeed cadaan
Kaba ayaad ii cajab-
Isee calaf wacan
Alahayow x2
Inan yahay cad cediyo
Sidii cugasho roobaad
Casarkii markay tahay
X2
Caarada lakala baxo
Ama caadadiisiyo
Ku cawaysigaagee
Ayaad ii cajabisee
Calaf wacan alahayow
X2