VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daacad - Lyrics

Waxan doono jecelay Waxaan diidanahay Neceb danta ila og- Soonay dookha igu Gargaartaay dumar Kulama simi karo X2 Qalbiga adaa dagay Damacaygana hantiya Markaad docdayda Joogtaa wahabku iiga Duulaa farxad daree- Mayaayee x2 Kuway diintu sheeg Too baryada daa Imkiyo ducada waal- Idkaa lagu helo dacad loo noqdaa tahayee X2 Waagoo dilaaciyo cir Koo dayr onkadayoo Dhulkoo doogleh iyo Xareed hamuun dee- Qaan u qabayee rabi Igu duwaa tahayee X2 Durustii kalgacalkiyo Daran doori sheekada Lamaanuhu way sidiir Shaan dhaxanta iga Dayroo idugso adna Aniguye x2 Kuway diintu sheeg Too baryada daa Imkiyo ducada waal- Idkaa lagu helo dacad loo noqdaa tahayee X2
Queue is empty
-- / --