Dhulku kala fogaayee
Wakhtiguna dhawaa
X2

Midii iigu dheereed
Naga dhexeeyay
Axdigu dhismihii kal-
Gacaylka iyo dhadhan
Ka noloshuba ahayd
Miyaan ka dhaqaaqi
Karayaa x2

Dookh iyo cishqibaa
Midba dhinac ii jidayee
Waan kala dhantaal
Mee dhankee baan
U kacayaa

Dhoof dhoof dantu
Dhiba malahee way
Kaa dhursugiye dhoof
X2

Dhibtu miyay qarsonta
Durbaba dhacdadaydii
X2

Dhego aadmi jiranaa
Dhaman wada gadhayo
Inan dhaka farsanahay
Dhaforkay ka muqataa
Miyan dhoola cadeen
Karaa x2

Dookh iyo cishqibaa
Midba dhinac ii jidayee
Waan kala dhantaal
Mee dhankee baan
U kacayaa x2

Dhoof dhoof dantu
Dhiba malahee way
Kaa dhursugiye dhoof
X2

Exit mobile version