VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Nolosha Lyrics

noloshuba hareer maleh
hadaan dookha maashiyo
ruclow loo sameyniine
raga iyo dumarka
midkii da weynbaa
midba docdiis la dhigay
oo la dhigay
qorshoo daaim weeyoo
bilicdii dunida iyo
harambaa logaa
danleeyahay
dawadii qalbiga iyo
waxaan nuxur udow galay
markaan mayran ku doortee
haka dabcin halkaagoo
wanaag lagama daalee
daacada uu ilaahay
calaf iigu darayee
isla gaadhney darajada
adaa door lixaadiyo
damiir aaan nusqaaminee
jaceyl dadaalkuna
oo dugaadey
dugsoo damalka caashaqa
ku dangiigso gogoshiisoo
kolnaa darso malabkiisee
dawadii qalbigaa iyoo
waxaa nuxur udow galay
markaa miiran doortee
haka dhicin halkaagoo
wanaag lagama daale


Lyrics by: anwar
loading..
-- / --