Heesta Reer xamar - Lyrics
gaal iyo islaam garta waa gashaa gibilkayga aa tahayee maguursan karee gadaashaadee giniyay Bbe kama go'een intii godka layga geehaayee gibilkayga aa tahayee
gu iyo deer midii oo garabkayga aheedee aad guhaadid ma iigud boonee gacalkoo aan kuu haayo magaagaxayee gogoshada seen ooga guuraa
gibilkayga aa tahayee ma guursan karee gadaashaadee gibilkayga aa tahayee
gabay been intii oo kuu soo gud biyeenee garashaal malahee gaasir waayee kala gees madaaynaa aay u goodiyeen maba gaarin gortaan go'aan koodee
gibilkayga aa tahayee maguursan karee gadashaade
gibilkayga aa tahayee
gabar maa kugaartaa inta guule uumee adigaa garaad kaaga waynee galadaada maahee gaar kuugu xooree gaf xumaan ma iigeesatooyey
gibilkayga aa tahayee maguursan karee gadaashaadee
giniyay Bbe kaama go'een intii godka layga geehaayee gibilkayga aa tahayee