Raxmad weeye guurkoo
Labadii rug wada degaa
Ku raad jooga samirkee
X2

Naxariista rabi iyo risiq
Iyo ubad baa raaxo wayn
Helaane x2

Ruunay waxaad tahay
Raaliyadii haween koo
Raas lagu nagaadoo
Dadku wada riyaaqoo
Lagu reeyo noqo x2

Waa rixim kalgacalkuye
Hadii uu run kaa yahay
Rayigana ka hodan tahay
X2

Taladii la ruugiyo rajadii
Ladhowraba laysku raaco

Ruunay waxaad tahay
Raaliyadii haween koo
Raas lagu nagaadoo
Dadku wada riyaaqoo
Lagu reeyo noqo x2

Exit mobile version