milicsadaay
muxibo aan guurinbaa
galisey maankaygee
malaha adigu
cishqiga kuma mudino
mala awaalbaad
igu maaweelisaa
iimaciiin iimaciin
naftaa murugada
hadaysee
miyaadan iinaxayninee
midigtuna miciyo yaraa
markay bidixdu maqantahay
mar walba hamigu
adigaa dhex meerayoo
maalintii habeenkii
muraaqoodayaa
mar walba hamigu
adigaa dhex meerayoo
maalintii habeenkii
muraaqoodayaa
iimaciin naftaa
murugadaa ha deysee

Exit mobile version