VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa qaali Cashaqu - Lyrics

aadmigu wuxuu ka siman yahay jecel yihiiin inay arkaanoo naftunaa axadku beermoo loo guur nuglaadoo guurey dhacada weeyaan habsamidaa midii loo abuuraa haybadiyo cishqiyo asluubtaba midii loo dhameeyaa caqligaa lagu adeegtiyo caqligaa igaga beermiyo wadnaha aragaa igu shaqeeyiyo beri hada iyo habeenba ogsonow waxaa dhaqankuba dhismahaa asaaska dhulka lagu bineeyaa onkodkiyo dabaysha dhacaysaa igu beerto qoroxdooo kamil badan ha jiree albiyadu eebe usiiyaay aniguna orodkiyo dedaalkuba inaad kuyeelataayee caqligaa dadka ugu adeegtiyo aragaa lagu shaqeeyiyo bari hada iyo habeenba ogsoonow
Queue is empty
-- / --