farxadeenan caawa
dirqadii suwaysaa
yaa idiin furaysee
qaladkiina yeesha
bal uu fiiro yeeshoo
calankana ku faana

ildabiyo habeenkii
ko; dumaal la diiday
fiicnaan ku dorshee
la fadhiistay weeye

la fudaydsan maaye
taayiida dhiibso
way nagu filnaane
bal u foojignaada

fule guul ma hooye
waa taynu goodine
arimaha ku fuulina
cadawgiina weeyi

Exit mobile version