VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagmo - Lyrics

waxaan ahay dagmooy dawadaa jacayl darajaba u mudan dad ma wada helee deeqaha ilaah nooguma darnaanin inta laga dalboo dayaxeenu waa danbarsama curtoo fadka yaal dushaada meelna kama da oo doobigan camiran dad ma wada qabee hadaad ina daa nimcada haween kugu doorsan maayee ha daalin runtii boqorbaad sidaayee is daji naa hadhkaagaad daawatee ha ina dilin wuxu yahay dugaal darmo lagu gam iyo haduu daato qoys dawo lama helee qalbi daacadoo dulmi lagu sadaa fidmo kama bexee dad iyo xoolo waan ku durduuranoo diriradii gubaa dayr kugu simo daahanbaad ka tahay duruufaha jiree
Queue is empty
-- / --