VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta jooga iyo jamaalkeeda - Lyrics

joogiyo jamaalkeeda nafta jiidanaayoo iigu wacan jacaylkiyo inaan kuba jantaayee myaan joogi karayaa oo jiifsan karayaa adon ilaba jogine ninka raga jabkiisiyo waxa jira ma qariyee hodaneey nin kuu jaban hadh ma u jiidi doontaa sida joharad nuurtaa kuu jeelanahayoo jamshada aan kuu qabo jidhku ii dubaaxshaa ma jujuubi karayaa qalbi ku janjeedhsamay kaa jari karaaayaa ninka raga jabkiisiyo waxa jira ma qariyee hodaneey nin kuu jaban hadh ma u jiidi doontaa
Queue is empty
-- / --