VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labada isku dhiganta - Lyrics

labada isu dhigantaa isu dheeli tira oo dhisa guri xalaalee dhitadiisa caashaqa inantaan la dhamaybaa dhalanteed ka waayoo wuu nakala dhirbaaxee dhuuni igama daadagoo imicsuna siday tahay dhugan waayay oontee adoo soo dhawaadoo idhagaysta mooyee dhibta kama baxaayee yaa dhayi naftayda labada isku dhaqanaa dhakhso kala gar qaatoo dhiiga isku raacee dhamaanteed aduunyada inantaan ka dheehdaa igu dhaga adkaatoo waanigan dhac dhacayee dhibi iima yara oo dhakhtarada kol ay tahay kama dhuro warkoodee
Queue is empty
-- / --