VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mar idagaa - Lyrics

hadii dakharada jacaylku in badan doog soo kacdoonta dil iyo ii gaystay dhaawac muxuu dal daluu naftayda shir qool dabin ii maleegay mar i dage hoy illaah ha dagee walee iska daayay caashaqa ee haduu dabray uu fogeeyay duruuftiyo waayahayga xaqiiqadii iga daboolay aayahayga muxuu daday aayahayga jacaylku dantayda laalay muxuu idaldalay jacaylku iiman dood ii qalmaynin darmiyo caw ila wadaagtay daraato waxaan ilaaway hadaan dib kasoo xasuustay
Queue is empty
-- / --