nugulaa jacayl nafta uu helaa naxariis jeclaa
nooluhu rajada ku noq noqon ogaa
nabarada cishqigu niyad xumi badnaa

intaan naawilayaa kaama noogayn
naq la waayay iyo nacab ha igu noqon

naarigaa jacayl naf uu daashadaybaa
nabsi maal heshee
waxa nolosha haga nasiibkiyo wakhtigaa
nayaayigana waa nasri kuu curtee

Exit mobile version