VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa xumadiisa - Lyrics

anoo ku xushaad qalbiga xagatoo xanuun ku abuurtay laab xalanoo kalgacal la xumeeyay xiiso ma lehe naftaan ka xoreeyay ma xaaleeyee xiskayga jacaylka ka xoori hadee caashaqa xumadiisa xalbaan u helee xusuustii horeeto xanbaaro hadee anoo ku xushaad xiriirkii jartoo beenbaad u xadraysay xaqiiqdii nacdee caashaqaan la xurmayn xaraarad maloo xan iyo wuxuu dhali xasarad badanoo xajiyay dhinacayga adaa xanibee
Queue is empty
-- / --