VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gargaar - Lyrics

intaanay gaadheyn gacan taydu meelsare ciil igu gaboobiyo godobaan ka shaleeya cidi ii garaabeyn dhaladeydu geed baar cas saarnaa guudkee adigana garaadkaagii indhahaaa la galiyayoo goobey wax barashada walaalbuuxshe weeyee mid gar gaara hay dabin doqonbaa gaf iyo gari ugeystay abaalna aan iigudeyn qaar baa ninkii galey lugta kala galbaaa dhaladeydu geed baar cas saarnaa guudkee adigana garaadkaagii indhahaaa la galiyayoo goobey wax barashada walaalbuuxshe weeyee mid gar gaara hay dabin
Queue is empty
-- / --