VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Godab - Lyrics

inta aanay gaadhayn gacantaydu meel sare ciil igu gaboobiyo godobaan tirsanayaa cidi ii garaabayn taladaydu geed dheer ha saarnaato guudkeed adigana garaadkaa indhaha la galiyayoo rucubeey wax garashada waa lagugu dhaafshee midh gargaara ha ii tarin aniga doqonbaan gafiyo gardaro gaystay hadimoon abaalkana gudaynine maarba ninkii galayna lugta kala gabanayana
Queue is empty
-- / --