VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haduu qof jaceyl ahaan lahaa - Lyrics

haduu qof ahaan lahaa jaceyl qolo yeelan lahaa tol iyo qolo iga qabtiyo qaraabo lahaan lahaa miyaan qalbi jabi lahaa qudhaydu miyaya dhibkiyo quursiga unuglaan lahayd indhuhu ilintii qabteen miyAY soo quban lahayd miyaan qoraxdii dhacadab ahay qooma moon lahaa qiiradu waa shay dhibee dibinta badh qaniini lahaa hadii qori lagu ridiyo qaansiyo leeb iyo rasaas qiyaastii waxyeelay lay qorshaan uma leegi lahaa noloshii qaayaha lahay miyey qurux beein lahay miyay qof inacay qolkiisa ku diirsan laha
Queue is empty
-- / --