VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilow - Lyrics

u heelaniyaa danteena hubaal jecliyaa amaantaadaa hamuu qadiyaa dartaa kusoo hirtaya dhankaaga ayaan socday raadiskaaga si aan uhan taad qudhaadaa ugaley halis aawadaada hogbuu galey cashqii hadaanan hadaanan hadaanan helayn bogaagii haraadti kareyn bogeyga miyaan ku qancaa hilowga habeena kaseexa waayey haasaawihii sheekadaada anaa hubo caashaqaagu hog weyn buu iwadaa hilaaciyo hogol daruura hadana aan iida aynin qorshaha aan iga tiraynin miyaan ku haraadayaa
Queue is empty
-- / --